9-kamid ah Ciidamadii lagu soo tababaray Itoobiya oo isku soo dhiibay Xoogaga Islaamiga ee ka soo horjeeda Ciidamada Itoobiya
Submitted by Ahmednur on August 27, 2008 - 11:10am.Muqdisho(Garadag.org)-Hurin katirsan Ciidamada Ka dhinaca dagaalama kuwa Itoobiya ayaa isu soo dhiibay Jabhadaha Islaamiga ah ee Soomaaliyeed ee ka soo horjeeda siyaasadda dowladda federaalka iyo Ciidamada Itoobiyaanka.
Filipino sailor died in pirate attack off Somalia
Submitted by Ahmednur on August 26, 2008 - 11:12am.KUALA LUMPUR, Malaysia -- A Filipino sailor died aboard a Malaysian vessel hijacked last week off the coast of Somalia as negotiations continued Tuesday to free other crew members.
The seaman died in an accident when pirates boarded the palm-oil tanker Bunga Melati Dua in the Gulf of Aden last Tuesday, Malaysian shipping line MISC Berhad said in a statement. It did not explain what kind of accident resulted in his death.
Shirkii Golaha Dhexe ee Xisbiga weyn ee Kulmiye oo lagu doortey Musharaxa Madaxweynaha iyo Ku Xigeenkiisa
Submitted by Ahmednur on August 26, 2008 - 10:59am.Burco(Garadag.org)-Shirkii Golaha Dhexe ee Xisbiga Mucaaridka ah ee KULMIYE uga Socday Huteelka City plaza ee Magaalada Burco ayaa maanta lagu doortay murashixiinta Madaxweynaha iyo Madaxweyne Ku-xigeenka uga qeybgalayaa Xisbiga doorashooyinka Soo Socda ee 2009 dalka ka dhici doona.
Ogaysiis Shebekeda Wararka ee Garadag.org waxay doonaysa qofka Weriye ah oo Magaalooyinka Burco iyo Hargeysaba laga heli karo
Submitted by Ahmednur on August 25, 2008 - 10:45pm.Maamulka Shebekeda Garadag.org waxay u Baahan tahay qof weriye ah oo khibrad Fiican u leh weriyenimada.
Shuruudaha laga doonayo qofkaasi waxaa ka mid ah: Waa inuu yahay qof wax ka yaqaan shaqada weriyenimada.
Waa in qofkaasi leeyahay Dulqaadka lagu yaqaan dadka Saxaafada u shaqeeya.
Waxaa kaloo qofkaas looga baahan yahay inaanu ahayn qof meela denbi ka galay, waa in qofkaasi yahay qof wax ka yaqaan sharciga Saxaafada.
Waa inuu yahay qof gudan kara shaqadiisa haday habeen tahay iyo haday maalin tahayba.
Iraq PM says deal with U.S. on troop exit in 2011
Submitted by Ahmednur on August 25, 2008 - 7:03am.BAGHDAD (Reuters) - Iraqi Prime Minister Prime Nuri al-Maliki said on Monday that an agreement had been reached in negotiations on a security pact with the United States to end any foreign military presence in Iraq by the end of 2011.
"There is an agreement actually reached, reached between the two parties on a fixed date which is the end of 2011 to end any foreign presence on Iraqi soil," Maliki said in a speech to tribal leaders in the Baghdad's heavily fortified Green Zone.
Dowlada Ethiopia oo sheegtay in aan weli la dhameystirin Heshiiskii lagu dhex dhexaadinayey Col. Cabdila & Ra’isul wasaaraha
Submitted by Ahmednur on August 25, 2008 - 6:45am.Adis-ababa(Garadag.org)-Dowlada Ethiopia ayaa sheegtay in aan weli la dhameystirin Heshiiskii lagu dhex dhexaadinayay Madaxweynaha & Ra’isul wasaaraha Soomaaliya. Wasaaradda arimaha dibada wadanka Ethiopi
Khudbado hoggaanka xisbiga KULMIYE u jeediyeen Shirka Golaha ee Magaalada Burco
Submitted by Ahmednur on August 24, 2008 - 7:56pm.Burco (Garadag.org) – Kadib markii shirku doortay hoggaanka Golaha Dhexe waxa halkaa khudbado ka jeediyey xubno ka tirsan hoggaanka xisbiga KULMIYE, kuwaas oo ku aaddanaa shirka iyo hawlaha u yaalla iyo weliba guud ahaan arrimaha xisbiga u yaalla ee dalka.
Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye Xaaji Axmed Maxamuud Maxamed “Siilaanyo” ayaa hadal uu ka jeediyay shirka golaha dhexe ee xisbiga Kulmiye waxa uu ka waramay xaalada dalku marayo iyo qiimaha shirkani ummadda reer Somaliland u leeyahay.
Dadweyne ka cadhaysan biyo la'aan oo maanta isu soo baxa ka sameeyey Magaalada Hargeeysa.
Submitted by Ahmednur on August 24, 2008 - 7:45pm.Hargeysa(Garadag.org)-Dadweyne ka cadhaysan Biyo la’aan soo food saartay, ayaa maanta dibadbaxyo ka dhigay afaafka hore ee Wakaalada Biyaha magaalada Hargeysa.
Shirkii Golaha Dhexe ee KULMIYE oo si rasmiya uga furmay magaalada Burco
Submitted by Ahmednur on August 24, 2008 - 10:27am.Burco(Garadag.org) shirkii golaha dhexe ee xisbiga qaranka ee KULMIYE oo maanta dib uga furmay magaalada Burco, taas oo ay kasoo qaybgaleen ergooyin ka badan 200 xubnood oo ka kala yimid dalka iyo dibaddaba, waxaana saaka shirka si rasmi uga furmay Hotelka City Plaza ee magaalada Burco. Waxaana furitaanka ak qaybgalay oo erayo kasoo jeediyey guddoomiyaha Gobolka Togdheer Mudane Jamac Cabdillahi ( Biin) oo halkaas kasoo jeediyey erayo isagu jira kaftan iyo dhiirigelin unasoo jeediyey in xisbiga UDUBna kudaydo oo qabsado shirweynihiisii.
Wararka Somalia ee BBC-da
- Ka bixista ciidamada Ethiopia ee Somalia
- Obama oo si rasmi ah loo caleemo-saaray
- Eyl: Markab lasii daayey muddo dheer kaddib
- Madaxda DKMG oo Baydhabo gaaray
- Madaxii hey'adda UNHCR oo la sii daayay
- Golaha Ammaanka oo kalfadhi ka yeeshay Somalia
- Wiil uu dhalay xildhibaan oo weerar lagu dilay
- Max'ed Dheere oo eedeeyey taliye Ethiopian ah
- Labo weriye oo lagu afduubay Somalia
- Ethiopia oo rajo-beel ka muujisay Somalia
- Ciidamada Canada oo gelbiyay markab WFP
- Xaaladda gobolka Soomaalida ee Ethiopia
- Dagaal culus oo ka soconaya Kismaayo
- Laba markab oo lagu afduubay xeebaha Somalia

