Wasaarada arimaha qoyska ee Somaliland oo ka digtey dad ay sheegtay inay ka ganacsadaan dadka
Submitted by Ahmednur on February 3, 2010 - 3:42pm.Hargeysa(Garadag.org)-Wasaarada arimaha qoyska ee Somaliland marwo Faadumo ayaa sheegtay in deegaano ka tirsan Somaliland lagu kala iibsado xubnaha muhiimka ee dadka shacab ah iyadoo walaac ka muujisay arinkaasi.
Irresponsible Government officials Attack Donald Payne as “Enemy of Somaliland”
Submitted by Ahmednur on February 2, 2010 - 3:05pm.February 2nd, 2010 Comments Off
HARGEISA, Somaliland (Somaliland Globe)- The Secretary General of Somaliland’s ruling party, Jama Yassin Farah, said on Sunday the opposition KULMIYE party leader, Ahmed Mohamed Mohamoud Silanyo should not be welcomed because of his meeting with Congressman Donald Payne whom he described as “enemy of Somaliland”.
Xisbiga KULMIYE Oo Ka Digay Xadhiga Maxamed Xaashi
Submitted by Ahmednur on January 22, 2010 - 2:59pm.Hargeysa(Geeska) -Xisbiga mucaaradka ah ee KULMIYE ayaa ka digay cawaaqib xumada ka dhalan karta haddii ay xukuumadu xidho siyaasiga caanka ah ee Maxamed Xaashi Cilmi, oo ka tirsan xisbigaas, iyagoo k adaba joogay hadal uu dhawaan yidhi.
Muuse Biixi Oo Madaxweyne Rayaale iyo Xukuumadiisa Si Adag U Naqdiyay
Submitted by Ahmednur on January 22, 2010 - 2:56pm.Hargeysa(Geeska) -Ku simaha guddoomiyaha KULMIYE ahna guddoomiye ku xigeenka 1aad ee xisbigaas Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa si adag u naqdiyay khudbadii uu Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin, Salaasadii doraad ka jeediyay aqalka Madaxtooyada, waxaanu ku tilmaamay mid aan lahayn meeqaamkii hoggaamiye Madaxweyne iyo madaxweyne ku xigeen dhawr iyo toban sanno soo ahaa uu jeedin lahaa.
NATO hit hard in Afghanistan
Submitted by Ahmednur on January 11, 2010 - 5:32pm.KABUL: Six Western soldiers, including three Americans, were killed Monday in Afghanistan, underscoring warnings that casualties will increase as more foreign troops stream into the country and step up efforts against the Taleban.
Fadeexad Iyo Musuqmaasaq Ka dhashay Safar Agaasimaha Guud ee Maaliyadu ku Tegay Burco.
Submitted by Ahmednur on January 11, 2010 - 5:22pm.Waxa agaasimuhu ka cadhooday cashuuro ku waajibay hudheel iyo dhismayaal uu ku leeyahay Burco, isaga oo dhinaca kalena amray in la laban-laabo cashuuraha macaashal-macaashka ah ee laga qaado meheradaha
-Fadeexad Iyo Musuqmaasaq Ka dhashay Safar Agaasimaha Guud ee Maaliyadu ku Tegay Burco.
-Agaasimaha guud oo ku hawlan qorshe uu wasaaradda maaliyadda ee Burco ugu kala qaybinayo bari iyo Galbeed iyo dareennadda xaasaasiga ah ee arrintaa ka dhashay.
Oday Ka Hadlay Arrinta Jasiirada Sacaadadiin Oo Xabsiga Boorama La Dhigay
Submitted by Ahmednur on January 11, 2010 - 5:16pm.Booraama(Geeska) -Xukuumadda Somaliland ayaa xabsiga dhigtay Caaqil Maxamuud Sheekh Cabdilaahi Muuse (Ina Xoogbadane), oo ka mid ahaa odayaal dhawaan xukuumadda ku dhaliilay bixinta Gasiiradda Sacaadadiin oo laga hirgelinayo hudheel dalxiis.
Waftigii uu hogaaminayey Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye oo soo gaadhay Washington DC,si diirana loogu soo dhoweeyey
Submitted by Ahmednur on January 8, 2010 - 7:44pm.Gudoomiye Ahmed Silanyo Iyo Waftigiisii Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Madaarka Washington Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye md Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo iyo marwadiisa marwo Amina Sh Maxamed Jirde ayaa maanta oo Jimce ah saacado markay ahayd 07:30 subaxnimo ee saacada Washington DC ka soo degay madaarka caalamiga ah ee Washington-Dulles International Airport.
Dr. Gaboose Oo Ku Hanjabay Inuu KULMIYE Jiidhi Doono Xisbiga UDUB, Marka Doorasho Loo Dareero
Submitted by Ahmednur on January 2, 2010 - 1:58pm.Hargeysa(Geeska/garadag.org) -Guddoomiyihii urur siyaasadeedkii QARAN ee hadda la bahoobay xisbiga KULMIYE, haddana ah guddoomiyaha ololaha doorashada ee xisbiga KULMIYE u qaabilsan gobalada bariga Dr. Maxamed Cabdi Gaboose, ayaa ku hanjabay in xisbigooda KULMIYE uu si fudud uga guulaysan doono xisbiga xukuumida ah ee UDUB, marka loo dareero doorasho xor iyo xalaal ah.
Wararka Somalia ee BBC-da
- Laascaanood - 55 qof oo haatan la sii daayey
- Dagaal ka dhacay Muqdisho
- Dhoofka Xoolaha Boosaaso
- Doon laga helay Laas-qoray
- Saints oo Qaaday Super Bowl
- Dad Tahriib ah
- Daad lagu xiray Laas-Caanood
- Qabqabasho Laas Caanood
- Ciyaaraha Ingiriiska
- Siminaarka shaqaalaha
- Ferdinand oo Terry Bedelay
- Musuq maasuqa Kenya
- Kabtankii England oo la eryay
- Markab xoog lagu furtay
- Capello oo la kulmaya Terry

