Wararka Somalia ee BBC-da

Masar 3 - 0 Soomaaliya

1 hour 39 min ago
Saddex iyo Eber ayaa looga bediyay Kooxda kubadda cagta Soomaaliya ee da'doodu ka yar tahay 17 sano, cayaar ay xalay Qaahira kula yeesheen, kooxda Masar. cayaar, masar
Categories: Somali News Update

Ilaa 230 ayaa dhintay laba toddobaad

1 hour 47 min ago
Hayadda qaxootiga ee qaramadda midoobay UNHCR ayaa sheegtay in kabadan laba boqol iyo soddon qof ay ku dhinteen dagaaladii ka dhacay muqdisho labadii Toddobaad UNHCR
Categories: Somali News Update

Guurtida iyo Wakiilada oo wakhtiga loo kordhiyay

4 hours 45 min ago
Golaha guurtida ee Somaliland ayaa maanta cod aqlabiyad ah muddo kordhin ugu sameeyay golaha wakiilada iyo golaha guurtida oo xilligoodii hore dhaamaad yahay. somaliland, guurti
Categories: Somali News Update

Khilaafka Sharmarke iyo Shariif

September 6, 2010 - 8:14am
Raiisul Wasaaraha dowladda KMG ah ee Soomaaliya, Cumar Cabdirashiid Sharmarke ayaa BBC uga warramay khilaafka u dhexeeya isaga iyo Madaxweyne Shariif. shariif, sharmarke
Categories: Somali News Update

Ciidamo dowladda ah oo gadooday

September 6, 2010 - 5:57am
Boqolaal ciidamada dowladda KMG ah ayaa maanta Muqdisho ka sameeyay gadood, kaasi oo saameeyay muddo saacado ah isu socodka gaadiidka iyo ganacsiga. ciidan, dowladda,
Categories: Somali News Update

Guurtida iyo Wakiilada oo wakhtigoodu dhammaanayo

September 6, 2010 - 2:16am
Golaha Guurtida ee Somaliland ayaa maanta magaalada Haregysa waxa uga bilowday fadhi aan caadi ahayn oo ay kaga doodayaan muddo kordhinta golayaasha Wakiilada iyo Guurtida. somaliland, wakiilada,
Categories: Somali News Update

Tonny Blair oo ka hadlay islaamiyiinta xagjirka ah, Somalia iyo Yemen

September 5, 2010 - 5:16pm
Ra'iisal-wasaarihii hore ee Ingiriiska, Tonny Blair, oo dhawaan daabacay xusuus-qorkisii, ayaa waraysi uu siiyey BBC ku tilmaamay khatarta maanta adduunka ugu weyni inay yihiin islaamiyiinta xagjirka ah. waxanu tusaale u soo qaatay Somalia iyo Yemen blair, tonny, islam, somalia, yemen
Categories: Somali News Update

Muqdisho oo la isku ciidan uruursanayo

September 5, 2010 - 9:51am
Al-Shabaab, ayaa soo bandhigtay boqolaal ciidamo ah oo ay la sheegay in tababar u soo dhamaadaan, Amisom-na waxay sheego saldhigyo cusub ee ciidankeedu ka degan Muqdisho.
Categories: Somali News Update

Sawirro magaalada Jigjiga

September 5, 2010 - 9:05am
Cabdirisaaq Catoosh oo Tagay Jigjiga, ayaa sawiradan ka soo qaaday magaalada dhowaan.
Categories: Somali News Update

Falanqaynta

September 4, 2010 - 10:49am
Falanqaynta
Categories: Somali News Update

dad lagaga shakiyey shabab oo Burco lagu xiray

September 4, 2010 - 10:32am
8 qof oo dhallinyaro u badan oo looga shakiyey shabab in ay yihiin ooyaa lagu soo xir xiray hawlgal booliska Burco sameeyey. burco, shabab, police
Categories: Somali News Update

Khilaafka Madaxweynaha iyo Ra'iisal-Wasaaraha ee Dastuurka cusub

September 3, 2010 - 6:11pm
Khilaaf hor leh oo ku saabsan dastuurka cusub ee federaaliga ah ayaa lagu soo warramayaa inuu ka dhex taagan yahay haatan madaxweyaha iyo ra'iisal-wasaaraha dawladda Somalia. Hore labada mas'uul waxay isku khilaafeen bishii May ee aan soo dhaafnay somalia, politics, somali president, somalia prime minister, Sheikh shariif, omar abdirashiid
Categories: Somali News Update

Sarkaal ka baxsaday ciidanka Dowladda

September 2, 2010 - 11:33am
Ciidan ka tirsanaa dowladda ku meel gaarka ayaa la sheegay inay ka goosteen, una galeen dhaqdhaqaaqa Al Shaabaab ee gobollada Bay iyo Bakool Alshabaab
Categories: Somali News Update

Bangiga Adduunka oo Billion dollar siinaya Pakistaan

September 2, 2010 - 10:58am
Bangiga Aduunka ayaa kordhiyay lacagta uu ku taageerayo Pakstaan hal billion dollar
Categories: Somali News Update

Wafdi UNka oo gaaray Mogadishu

September 1, 2010 - 2:20pm
Waxaa gaaray magaaladda Muqadishu wafdi ka socoda Qaramadda Midowbay oo kulan la soo yeeshay madaxweynaha Soomaaliya. un, somalia
Categories: Somali News Update

Uganda: Waxaan diraynaa toban kun oo askari

September 1, 2010 - 11:28am
Ciidamada Uganda ayaa waxay sheegeen inay diyaar u yihiin inay u diraan Soomaaliya in ka badan toban kun oo ciidamo dheeraad ah uganda
Categories: Somali News Update

Dadka Kenya tiradoodu waxay noqotay, 38, 610,097

September 1, 2010 - 10:41am
Tiradu waxay isugu jirtaa 19,192,458 rag ah iyo 19,417,639 haween ah. Kenya
Categories: Somali News Update

Obama: Hawlgalkii dagaalka Ciraaq wuu dhammaaday

September 1, 2010 - 5:13am
Madaxweynaha Marekanka, Barack Obama, ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu dhammaaday hawlgalkii dagaalka ee ciidamada Mareykanku ay ka wadeen Ciraaq. dagaal, ciraaq, obama
Categories: Somali News Update

Obama: Hawlgalkii dagaalka Ciraaq wuu dhamaaday

September 1, 2010 - 5:13am
Madaxweynaha Marekanka, Barack Obama, ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqay inuu dhamaaday hawlgalkii dagaalka ee ciidamada Mareykanku ay ka wadeen Ciraaq. dagaal, ciraaq, obama
Categories: Somali News Update

Qarax ay ku dhinteen 10 ayna ku dhaawacmeen 25

August 31, 2010 - 11:25am
Goor dhaweyd laba gaari oo minibus ah oo ah kuwa gaadiidka dadweyanaha ayaa waxaa ay miino kula qaraxday meel u dhaxeysa kulliyada Jaalle Siyaad iyo Xaruntii wasaarada gaashaandhiga
Categories: Somali News Update