Axmed Siilaanyo oo Magacaabay Guddi Miisaan Culus oo Lagu Xoojinayo Hoggaanka Xisbiga KULMIYE
Submitted by Ahmednur on March 20, 2010 - 7:08pm.Hargeysa (Jam)- Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee KULMIYE Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), ayaa magacaabay guddi musdambeedka oo miisaan culus oo lagu xoojinayo hoggaanka xisbiga, kuwaasi oo u xilsaaran taakulaynta iyo dabagalka hawlaha la xidhiidha ololaha doorashadda madaxtooyadda.
Xisbiga KULMIYE Oo Jawaab Kulul Ka Bixiyay Hadalo Ka Soo Yeedhay Af-hayeenka Xisbiga UDUB.
Submitted by Ahmednur on March 15, 2010 - 3:42pm.Hargeysa(Garadag.org) - Xisbiga mucaaridka ah ee KULMIYE ayaa jawaab kulul ka bixiyay hadal ka soo yeedhay Afhayeenka Xisbiga UDUB
Clinton fails to win over Brazil on Iran sanctions
Submitted by Ahmednur on March 3, 2010 - 5:45pm.BRASILIA, Brazil: Brazil on Wednesday renewed opposition to fresh sanctions on Iran over its nuclear program, dealing a blow to visiting US Secretary of State Hillary Rodham Clinton even before she could make the case for new penalties.
Speaking before meeting with Clinton, Brazilian President Luiz Inacio Lula da Silva said the best way to deal with Iran is through negotiations and not pressure. Silva is an outspoken opponent of sanctions and is seeking closer ties with Iran.
Saudi ship hijacked
Submitted by Ahmednur on March 3, 2010 - 5:43pm.RIYADH: Somali pirates have hijacked Al-Nisr Al-Saudi, an empty Jeddah-bound Saudi oil tanker, and are demanding $20 million in ransom, a spokesman for the ship’s owner confirmed to Arab News on Wednesday.
Muneer Ahmed M. Yunus, a spokesman of the Jeddah-based International Bunkering Co., which owns and operates the tanker, said the company “lost communication with the vessel on Monday.”
Wasiirka Arrimaha dibedda Kenya oo Guddoomiye-xigeenka Baarlamaanka dalkaas ku eedeeyay in uu taageeray Goonni-isu-taagga Somali
Submitted by Ahmednur on March 2, 2010 - 5:04pm.
Kenya (garadag.org)- Xukuumadda dalka Kenya ayaa Guddoomiye-xigeenka Baarlamaanka dalkaas Faarax Macallin ku eedaysay hadallo ay sheegeen in ay khilaaf ka dhex abuureen maamul-gobolleedka Puntland iyo Somaliland, isla markaana uu dhiirigeliyay goonni-isu-taagga Somaliland waqti uu socdaal ku joogay Somaliland dabayaaqadii sanadkii tegay ee 2009.
BURCO: Cismaan Hindi oo Buuq iyo Muran ka dhex abuury Waftigii Xisbiga Udub
Submitted by Ahmednur on February 13, 2010 - 2:07pm.Burco - (Garadag.org) Cismaan Hindi, oo ah Madaxa Ololaha Doorashooyinka ee gobolada Galbeedka Soomaliland ee Xisbiga Udub, ayaa Buuq iyo Muran ka dhex alloosay waftigii Xisbiga
Udub ee uu hogaaminaayay Xoghayaha Guud, oo hadda ku sugan Magaaladda Burco, ee xarunta Gobolka Togdheer.
Obama names U.S. envoy to Muslim world body
Submitted by Ahmednur on February 13, 2010 - 1:58pm.
DOHA (Reuters) - U.S. President Barack Obama said on Saturday he was naming a special envoy to a top Islamic body to further Washington's cooperation with the Muslim world.
Warar Dheeraad Ah Dagaalka Afghanistan: Askari British Ah Oo Ku Dhintay Dagaalka Qadhaadh Ee U Dhexeeya NATO Iyo TALIBAN
Submitted by Ahmednur on February 13, 2010 - 1:40pm.Marjah (Golisnews.com/garadag.org)-13/02/2010-- iyadoo dagaal qadhaadh oo aan waxba la iskula hadhin oo ilaa saaka hiirtii ilaa wakhtigani ka soconaya gobolada koonfurta dalka Afghanistan sidaanu akhristayaal hore idiinku soo gudbinaya ayaa war imika soo gaadhay xafiiska wararka Golisnews ee London oo ka soo baxay wasaaradda gaashandhiga Britain wuxuu xaqiijinaya in Askari ka tirsana Unuga 1-aad ee ciidamada Grenadier Guard uu ku dhintay dagaalkani goor dhawayd gabal dhicii wakhtiga afghanistan.
Fadeexadaha Musuqmaasuq ee Hadheeyey Wasiirka Xoolaha
Submitted by Ahmednur on February 11, 2010 - 5:27am.Fadeexadaha Musuqmaasuq ee Hadheeyey Wasiirka Xoolaha oo ku Khasbay inuu Diido Hortagga Guddiga Dhaqaalaha WakiilladaHargeysa Jam)-
Xisbiga KULMIYE Oo Ka Digay Xadhiga Maxamed Xaashi
Submitted by Ahmednur on January 22, 2010 - 2:59pm.Hargeysa(Geeska) -Xisbiga mucaaradka ah ee KULMIYE ayaa ka digay cawaaqib xumada ka dhalan karta haddii ay xukuumadu xidho siyaasiga caanka ah ee Maxamed Xaashi Cilmi, oo ka tirsan xisbigaas, iyagoo k adaba joogay hadal uu dhawaan yidhi.
Wararka Somalia ee BBC-da
- Masar 3 - 0 Soomaaliya
- Ilaa 230 ayaa dhintay laba toddobaad
- Guurtida iyo Wakiilada oo wakhtiga loo kordhiyay
- Khilaafka Sharmarke iyo Shariif
- Ciidamo dowladda ah oo gadooday
- Guurtida iyo Wakiilada oo wakhtigoodu dhammaanayo
- Tonny Blair oo ka hadlay islaamiyiinta xagjirka ah, Somalia iyo Yemen
- Muqdisho oo la isku ciidan uruursanayo
- Sawirro magaalada Jigjiga
- Falanqaynta
- dad lagaga shakiyey shabab oo Burco lagu xiray
- Khilaafka Madaxweynaha iyo Ra'iisal-Wasaaraha ee Dastuurka cusub
- Sarkaal ka baxsaday ciidanka Dowladda
- Bangiga Adduunka oo Billion dollar siinaya Pakistaan
- Wafdi UNka oo gaaray Mogadishu
