The mission of this website is to give you the latest information from Somaliland in general and Garadag in particular.

Muuse Biixi Oo Madaxweyne Rayaale iyo Xukuumadiisa Si Adag U Naqdiyay

Muuse Biixi Oo Madaxweyne Rayaale iyo Xukuumadiisa Si Adag U Naqdiyay

Hargeysa(Geeska) -Ku simaha guddoomiyaha KULMIYE ahna guddoomiye ku xigeenka 1aad ee xisbigaas Md. Muuse Biixi Cabdi, ayaa si adag u naqdiyay khudbadii uu Madaxweyne Daahir Rayaale Kaahin, Salaasadii doraad ka jeediyay aqalka Madaxtooyada, waxaanu ku tilmaamay mid aan lahayn meeqaamkii hoggaamiye Madaxweyne iyo madaxweyne ku xigeen dhawr iyo toban sanno soo ahaa uu jeedin lahaa.

NATO hit hard in Afghanistan

January 12, 2010 - 00:31

KABUL: Six Western soldiers, including three Americans, were killed Monday in Afghanistan, underscoring warnings that casualties will increase as more foreign troops stream into the country and step up efforts against the Taleban.

Fadeexad Iyo Musuqmaasaq Ka dhashay Safar Agaasimaha Guud ee Maaliyadu ku Tegay Burco.

January 12, 2010 - 00:20

Waxa agaasimuhu ka cadhooday cashuuro ku waajibay hudheel iyo dhismayaal uu ku leeyahay Burco, isaga oo dhinaca kalena amray in la laban-laabo cashuuraha macaashal-macaashka ah ee laga qaado meheradaha

-Fadeexad Iyo Musuqmaasaq Ka dhashay Safar Agaasimaha Guud ee Maaliyadu ku Tegay Burco.

-Agaasimaha guud oo ku hawlan qorshe uu wasaaradda maaliyadda ee Burco ugu kala qaybinayo bari iyo Galbeed iyo dareennadda xaasaasiga ah ee arrintaa ka dhashay.

Oday Ka Hadlay Arrinta Jasiirada Sacaadadiin Oo Xabsiga Boorama La Dhigay

January 12, 2010 - 00:15

Booraama(Geeska) -Xukuumadda Somaliland ayaa xabsiga dhigtay Caaqil  Maxamuud Sheekh Cabdilaahi Muuse (Ina Xoogbadane), oo ka mid ahaa odayaal dhawaan xukuumadda ku dhaliilay bixinta Gasiiradda Sacaadadiin oo laga hirgelinayo hudheel dalxiis.

 

Waftigii uu hogaaminayey Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye oo soo gaadhay Washington DC,si diirana loogu soo dhoweeyey

Waftigii uu hogaaminayey Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye oo soo gaadhay Washington DC,si diirana loogu soo dhoweeyey

Gudoomiye Ahmed Silanyo Iyo Waftigiisii Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Madaarka Washington Gudoomiyaha xisbiga Kulmiye md Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo iyo marwadiisa marwo Amina Sh Maxamed Jirde ayaa maanta oo Jimce ah saacado markay ahayd 07:30 subaxnimo ee saacada Washington DC ka soo degay madaarka caalamiga ah ee Washington-Dulles International Airport.

Dr. Gaboose Oo Ku Hanjabay Inuu KULMIYE Jiidhi Doono Xisbiga UDUB, Marka Doorasho Loo Dareero

January 2, 2010 - 20:41

Hargeysa(Geeska/garadag.org) -Guddoomiyihii urur siyaasadeedkii QARAN ee hadda la bahoobay xisbiga KULMIYE, haddana ah guddoomiyaha ololaha doorashada ee xisbiga KULMIYE u qaabilsan gobalada bariga Dr. Maxamed Cabdi Gaboose, ayaa ku hanjabay in xisbigooda KULMIYE uu si fudud uga guulaysan doono xisbiga xukuumida ah ee UDUB, marka loo dareero doorasho xor iyo xalaal ah.

Dhagax dhiga wershadaha beenta iyo xaalad abuurka xiliga doorasho soo dhowaato waxay ka mid tahay siyaasada Xukuumada Riyaale

Dhagax dhiga wershadaha beenta iyo xaalad abuurka xiliga doorasho soo dhowaato waxay ka mid tahay siyaasada Xukuumada Riyaale

‏Waxaa wax lala yaabo ah in Xukuumada Dahir Riyaale, markasta oo doorasho soo dhowaato ay muwaadiniinta waxaan jirin u sheegto. Xukuumadu iyadoo ilowsan wixii ay shalay kaambeynka ku gashey ayey isla intii ay shalay sheegtay ay maantana ku celisaa. Xukuumadu ma waxay caayeysaa maskaxaha muwaadiniinta?.

Wefti uu hoggaaminayo Guddoomiye-xigeenka Baarlamaanka Kenya oo socdaal ku yimid Magaalada Hargeysa

December 22, 2009 - 23:19

Hargeysa(garadag.org)- Wefti uu hoggaaminayo Guddoomiye-xigeenka Baarlamaanka Kenya Faarax Macallin, ayaa maanta booqasho ku yimi Magaalada Hargeysa.

Weftigan oo ay Garoonka Diyaaradaha ee Hargeysa ku soo dhaweeyeen Shirguddoonka Baarlamaanka Somaliland, Xildhibaanno Golaha Wakiilada ka tirsan, Wasiirrada, Maaliyadda Cawil Cali Ducaale, Arrimaha Gudaha Cabdilaahi Ismaaciil Cali (Cirro), Maayarka Hargeysa iyo Masuuliyiin kale oo ka socday Xukuumadda iyo Baarlamaanka Somaliland, ayaa la sheegay inay la kulmi doonaan Madaxda Somaliland.

Maxaabiis Xabsiga Guantanamo Bay laga sii daayey, oo lagu wareejiyay Xukuumadda Somaliland

December 20, 2009 - 03:17

Hargeysa (Garadag.org)-Xukuumadda dhexe ee Somaliland ayaa maanta si rasmi ah ugala wareegtay dawladda maraykanka laba maxbuus oo dhawaan laga sii daayey xabsiga Guantanamo Bay ee jasiirada Cuba ay gacanta ku hayaan ciidamada Mareykanku, halkaasoo ay  muddo Sideed sannadood ah ku xidhnaayeen.

Saleebaan Gaal oo ku Dhawaaqay Inay Daruuri Tahay in Dadweynuhu soo Doortaan Mudanayaasha Golaha Guurtida

December 14, 2009 - 22:04

Somaliland ku jiri mayso is qab-qabsi iyo is-jiid-jiidad, doorashadu waa inay u dhacdo sida ugu dhakhsaha badan”

“Imminka annaga golayahagan guurtida waxaannu jirnaa 20 sannadood oo dhodhow, intayada wadku daayey waannu wada liicliicaynaa, xannuun iyo da' ayaannu nahay, cid naga sii xil jecelina ma jirto dhammaantayo ku dhahoo inaanu abid sii fadhino ayaanu jecelahay”

Guddoomiyaha Golaha Guurtida

Syndicate content