The mission of this website is to give you the latest information from Somaliland in general and Garadag in particular.

Komishanka Doorashooyinka oo Natiijo La’aan Kala soo Noqday Booqasho ay ku Tageen Itoobiya

December 14, 2009 - 22:01

Hargeysa (Jam)- Xubnaha Komishanka Doorashooyinka Qaranka, ayaa natiijo la’aan kala soo noqday safar shaqo oo ay maalmihii u dambeeyey ku joogeen caasimadda dalka Itoobiya ee Addis Ababa, kadib markii ay ku guul daraysteen inay kulamo la yeeshaan deeq-bixiyayaasha Somaliland ka taageera arrimaha doorashooyinka.

Former Italian premier bloodied by attacker

Former Italian premier bloodied by attacker

MILAN - Italian Prime Minister Silvio Berlusconi was rushed to hospital covered in blood with a broken nose and teeth after a man with mental problems hurled a statuette at him at a rally, officials said on Sunday.

Berlusconi was bundled into a car, with blood spattered over his face, and rushed to hospital after the assault. The media mogul had just ended a speech to thousands of supporters in a square behind the cathedral in the northern city of Milan.

The 73-year-old prime minister said "I'm fine, I'm fine" as he arrived at the hospital, the Ansa news agency said.

Xeer-ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo Aqbalay Dacwad KULMIYE ku Oogay Cismaan Hindi

December 3, 2009 - 00:14

Hargeysa (Jam)- Xeer-ilaaliyaha guud ee Qaranka Mr. Xuseen Cabdi Qaalib, ayaa si rasmi ah xisbiga mucaaridka ah ee KULMIYE uga aqbalay in dacwad lagu soo oogo guddoomiyaha ololaha xisbiga UDUB Mr. Cismaan Cabdillaahi Cigaal (Cismaan Hindi).

Sheep prices fixed, but market ignores order

November 25, 2009 - 23:29

RIYADH: The Riyadh municipality fixed a maximum price of SR1,300 per sheep beginning on Tuesday on animals bought for Eid Al-Adha slaughtering from Friday, the day of Eid, until Sunday.

Eleven companies have been registered with the urban authority for the sale and slaughter of these animals in the municipality.

A municipal official said the price ceiling was introduced to prevent vendors from exploiting the need for sheep during the feast.

Komishanka oo Markii ugu Horreysay ka Warbixiyey Hawlahooda ku Waajahan Qabsoomidda Doorashada

November 23, 2009 - 19:58

Horta Komishankii hore kama wanaagsanin ee maqaadiir ayaa ku timi, annaguna intii lana dhaariyey waxaannu ahayn toddoba xubnood oo isku duuban, halkana umaanu soo shaqo tagin oo nin walba wuxuu haystay shaqo tan ka wanaagsan”

Maxamed Axmed Xirsi

Hargeysa (garadag.org/Jamhuriya)- Guddiga cusub ee Doorashooyinka Qaranka oo dhammaantood shalay u dhoofay magaalada Addis Ababa ee caasimadda dalka Itoobiya.

Kulmiye Minnesota oo wada olole ay isugu soo dhoweynayaan jaaliyadaha Somaliland ee North America.‏

November 23, 2009 - 19:46

Beryahan danbe waxaa jirtey kala qaybsan ku yimid qaar ka mid ah jaaliyadaha Somaliland ee North America, taasoo ay sabab u ahayd qaybo jaaliyadaha ka mid ah oo ku milmay waxyaabaha mararka qaarkood ka dhaca Somaliland.

WarSaxaafadeed: Wasiirka Warfaafinta Somaliland oo Jawaab Kulul Ka Bixiyay Hadal Ka Soo Yeedhay Xildhibaan Buubaa

November 22, 2009 - 03:28

Hargeysa (Garadag.org)- Muddooyinka dembe waxa siyaasadda Somaliland ku soo kordhay Ajende Siyaasadeed oo cusub oo halis ku ah guulihii uu shacbiga Somaliland uu isku duubani ka gaadhay la soo noqoshadii Xorriyadoodii sida fudud uga siibtay gacantooda 1960kii, taasoo ay dhaqdhaqaajinayaan xubno ka soo jeeda Mucaaradka oo isugu jiray Xildhibaano ka tirsan Dawladda iyo qaar ka mid ah Masuuliyiinta ugu sarreysa ee Xisbiyada Mucaaridka oo ay ugu dembeeyaan Mudane Mahdi Ibraahin Buubaa iyo Maxa

Bayaan Kasoo Baxay Beesha Maxamed Barre Ee Madhibaan

November 15, 2009 - 21:00

(Asalaamu Calaykum Waraxmatulaahi Wabarakaatuhu)

Ku: Salaadiinta,odayaasha iyo waxgaradka Beesha Habar-Yoonis/Isaaq.

Ka: Salaadiinta,Odayaasha iyo waxgaradka Beesha Maxaad-Barre/Madhibaan.

Bayaan:(Beesha Maxaad-Barre, bayaankan waxay soo saartey markii ay u adkaysan wayday beenta laga sheegayo isirkeeda(halka ay ka soo jeedo) ama abtirkeeda iyadoo wada tashiyo badan oo khadka taleefanka ah la samaysan dhamaan beesha oo dhan ee ku kala nool wadanka gudihiisa iyo dibadiisaba iyadoon beesha looga baran bayaanadan oo kale)

Agaasimihii Cusbitaalka Guud Oo Xilkii Ku Waayay Gaadhi Undp Haweenka Lagula Kaco Kufsiga Ay Ugu Deeqday

November 15, 2009 - 20:21

Wasiirka Caafimaadka Iyo Fadeexadaha Gaadiidka Ay Hay’aduhu Ugu Deeqaan Goobaha Caafimaadka

Taageerayaasha Xisbiga Kulmiye ee Minesota oo doortey hogaan Cusub

Taageerayaasha Xisbiga Kulmiye ee Minesota oo doortey hogaan Cusub

Mineapolis,Minesota(Garadag.org)- Taageerayaasha Xisbiga weyn ee Kulmiye ayaa doortey hogaan cusub kadib markey qabsadeen  shirkoodii sanadlaha ahaa. Taageerayaasha Xisbiga ayaa Gudoomiye u doortey mudane. Ahmed Nur Fahie Ali , halka ay ku xigeena uga doorteen Dr. Saleebaan Cige.

Syndicate content