INTERVIEW-Somalia cannot defeat insurgents alone-minister
Submitted by Ahmednur on October 4, 2009 - 12:30pm.NAIROBI (Reuters) - Somalia's government will not be able to defeat al Qaeda-linked militants jeopardising peace because the Horn of Africa nation's forces are too weak and African peacekeepers have a defensive mandate, a minister said.
Al Shabaab rebels, who Washington say are al Qaeda's proxy in Somalia, have waged a two-and-a-half year insurgency against the fragile government in a quest to impose their own harsh version of sharia law throughout the anarchic country.
Gudida Odayada degmada OOG ayaa jaaliyadaha ugu baaqay inay degaanka usoo jeestaan
Submitted by Ahmednur on October 4, 2009 - 12:05pm.Oog (garadag.org)-Gudida odayada deegaanka OOg ayaa jaaliyadaha debeda ugu baaqay inay deegaankooda u soo jeestaan. Odayada ayaa sheegay in deegaanku u baahan yahay in laga caawiyo dhinacyada horumarinta bulshadam, taasoo ay sheegeen inay ugu horeyso dhinacyada waxbarashada, Caafimaadka iyo adeegyada kale ee bulshada.
Odayadan oo ah asaasayaashii degmada OOG ayaa sheegay in degmadu ay u baahan tahay inay dadyowga ku dhaqani ay ku wadanoolaadaan is tixgelin iyo ixtiraam,
Todobadii Xubnood ee Komishanka Qaranka oo is wada casiley
Submitted by Ahmednur on October 4, 2009 - 11:50am.Hargaysa (Garadag.org)-7dii Xubbood ee Komishanka doorashooyinka Somaliland ayaa is casiley ka dibmarkii Xubintii ugu danbeysey oo ahaa Gudoomiye Xigeenka Gudida doorashooyinku caawa shaaciyey in uu is-na iska casilay xilkii iyo xubinnimadiisii Komishanka.
Go’aanka Golaha Guurtidu Qaateen Meelna Sharciga Kagama soo Arooro”
Submitted by Ahmednur on September 29, 2009 - 5:55pm.Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile oo ka tirsan Golaha Wakiillada
Hargeysa(Garadag.org)- Xildhibaan Maxamed Faarax Qabile, ayaa ku tilmaamay go’aankii Golaha Guurtidu ku soo afjaray khilaafaadkii siyaasadeed ee dalka mid aan sharciga la waafajin, isla markaana shacabigu isweydiiyaan waqtigu Madaxweynuhu xilka haynayo.
“Mudanayaashu Waxay Heegan U Noqonayaan In Markasata Oo Hawlo Qaran Looga Baahdo Loo Yeedhi Doono” C/Raxmaan Ciro
Submitted by Ahmednur on September 29, 2009 - 5:36pm.Hargeysa (Garadag.org)-Guddoomiyaha golaha wakiilada C/raxmaan Maxamed Cabdillaahi Ciro, ayaa fadhigii shalay ee wakiilada si rasmiya ugaga dhawaaqay in golahoodu ay isku raaceen in la hakiyo doodii mooshinka maamuus ka xayuubtinta madaxweyne Rayaale iyo ku xigeenkiisa ee todobaadkan goluhu ka doodayey hase yeeshee ma uu sheegin in mooshinkaasi gebi ahaanba la laalay iyo muddada la hakiyey dooda inta ay qaadanayso.
HAMBALYO MEHER
Submitted by Visitor on September 27, 2009 - 5:52pm.Ethiopia Police get human rights training, Ethiopian Police brutal beating of a boy 2005
Submitted by Ahmednur on September 21, 2009 - 11:17am.By Elias Meseret
With next year's Ethiopia's general election looming, the country's law enforcement officials and police have attended four days of training on human rights and basic principles of the law.
The training, given within the framework of the Democratic Institutions Programme (DIP), was held in Yoly and Semien Hotels by the Ethiopian Human Rights Commission (EHRC) and the Office of the High Commissioner for Human Rights (OHCHR).
Dagaal mar kale ka qarxay deegaanka Ceel-bardaale ee gobolka gabiley
Submitted by Ahmednur on September 19, 2009 - 9:02am.Hargeysa(Garadag.org)-Inta la ogyahay saddex qof ayaa ku dhintay, 14 kalena way ku dhaawacmeen dagaal shalay dhexmaray laba maleeshiyo beeleed oo isku horfadhiyay deegaamada Ceel-berdaale oo u dhexeeya degmooyinka Gabiley iyo Baki. Kuwaas oo Deegaamadaa ka soo kala jeeda.
Qaraxweyn oo ay saraakiil Xoog leh ku dhinteen qaar kalena ku dhaawacmeen oo lala beegsaday Ciidamada AMISOM ee Muqdisho jooga
Submitted by Ahmednur on September 17, 2009 - 11:41am.Muqdisho(Garadag.org)-Inkabadan 9 Askari oo ka tirsan Ciidamada Amisom ee Muqdisho ku sugan ayaa geeriytootay halka tiro ka badan toban askarina la dhaawacay.Dhaawacyadan iyo dhimashadan soo gaadhay Xoogaga Amison ayaa lagu sheegay inay ka dhalatay kadib markii labo gaadhi oo waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ay is isku qarxiyeen fariisin ay ku leeyihiin Ciidamada Amisom Dugsigii Tababarka Xalane.
Fadhigii Golaha Wakiilada Somaliland oo maanta si rasmi ah u furmay buuq-la’aan
Submitted by Ahmednur on September 14, 2009 - 11:20am.Hargeysa (Garadag.org)-Fadhigii caadiga ahaa ee golaha wakiilada Somaliland ayaa maanta si toos ah uga furmay Xarunta golaha ee Magaalada Hargeysa,Inkastoo aan loo ogolaan Saxaafadda Madaxa bannaan, ayaa u ekaa mid u bilowdey si degan oo aan buuq iyo sawaxan toona lahayn.
Wararka Somalia ee BBC-da
- Masar 3 - 0 Soomaaliya
- Ilaa 230 ayaa dhintay laba toddobaad
- Guurtida iyo Wakiilada oo wakhtiga loo kordhiyay
- Khilaafka Sharmarke iyo Shariif
- Ciidamo dowladda ah oo gadooday
- Guurtida iyo Wakiilada oo wakhtigoodu dhammaanayo
- Tonny Blair oo ka hadlay islaamiyiinta xagjirka ah, Somalia iyo Yemen
- Muqdisho oo la isku ciidan uruursanayo
- Sawirro magaalada Jigjiga
- Falanqaynta
- dad lagaga shakiyey shabab oo Burco lagu xiray
- Khilaafka Madaxweynaha iyo Ra'iisal-Wasaaraha ee Dastuurka cusub
- Sarkaal ka baxsaday ciidanka Dowladda
- Bangiga Adduunka oo Billion dollar siinaya Pakistaan
- Wafdi UNka oo gaaray Mogadishu
