TACSI TACSI

Dhamaan Jaaliyada Somaaliland ee Magaalada Toronto gaar ahaan dadkan waxay Tacsi u dirayaan Ducaale Maxamed Xirsi oo ay uga tacsiyadeynayaa geerida ku timi Xaaskiisii Marxuumad Sahra Xasan Sarajoog oo ku geeriyootey Xalay dalka Switzerland.Waxayna Ilaahay uga baryayaan in iyadana uu naxariisto ,jano Fardowsana ka waraabiyo ,dhamaanteena samir iyo iimaan inaga siiyo Aaaaamiin.

SICIID AXMED ADAN(SHIINE)