Komishanka doorashooyinka

Dhamaan cuqaasha iyo wax garadka reer garadag oo is weydiinaya cidii badeli lahayd Ali Biikalo taas oo badanka dadku isla ogolyihiin in la bedelo maadaama uu gudan kari waayay waajibaadkii iyo xilkii ka saarnaa hawsha qaran ee loo igmaday, arintaas oo si gaara loo wada xiisaynayo dhamaan dadka xiiseeya siyaasada iyo danaha guud ee reer soomaliland lana filaayo in si dhakhso ah loo keeno badelkiisii.